Shiraka oo ay ka qayb galayaan Madaxda dowlad Goboleedyada
dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa diiradda lagu saarayo amniga iyo
dardargelinta doorashooyinka, daahfurnaanta iyo jaangoynta xilliga la soo
gabagabeynayo doorashada Golaha Shacabka BFS.
Madaxda Golaha
wadatashiga ayaa shirka inta uu soconayo ka doodi doono caqabadaha haysta
doorashooyinka iyo sidii loo dar-dargalin lahaa arrimaha doorashooyinka oo la
dhaafay xiligii horay Golaha ay ku hishiiyeen in lagu soo gaba gabeeyo
doorashooyinka.
NCC meeting chaired by PM @MohamedHRoble kicks off today in #Mogadishu .The meeting attended by Presidents of Puntland, Jubbaland, South West, Galmudug, Hirshabelle & BRA will focus on accelerating elections, improving electoral procedures and agreed upon final schedule. pic.twitter.com/5ZrAlB0YX2
— SNTV News (@sntvnews1) January 3, 2022
Comments
Post a Comment