Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga UK oo ay ka wadahadleen arrimo kala duwan.
Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay sidii loo
xoojin lahaa xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal, iyo sidoo kale sidii UK
ay u xoojin lahayd taageerada ciidan ee ay siiso ciidamada qalabka sida si
degdeg ah.
“Waxaan magaalada Muqdisho kulan kula qaatey Wasiirka
Ciidanka UK JSHeappey. Waxaan ka wada hadalnay taageerada UK ay siiso guud
ahaan Soomaaliya, gaar ahaan Hay’adaha amniga dalka xilligan xasaasiga ah ee
kala guurka iyo ka dibba”. Ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka.
The Defence Minister, @Amohamednur has on Monday held talks in #Mogadishu with @JSHeappey, UK’s Minister of the Armed Forces. They discussed #UK's support to Somalia’s security sector at this critical moment and the cooperation between the two countries.#Somalia pic.twitter.com/SbhLiOuNqo
— SNTV News (@sntvnews1) May 9, 2022
Comments
Post a Comment