Danjirayaasha ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey xaaladda shaqo ee safaaradaha Soomaaliya ku leedahay dalalka caalamka iyo kuwa jaaliyaddeenna, waxayna sidoo kale caddeeyeen in Madaxweynaha ay ka go’an tahay Soomaaliya oo nabad ah oo caalamku aqoonsan yahay.
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Balal Maxamed Cusmaan iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maxamed Cali Nuur ayaa labaduba ka qeyb galay kulanka.
President @HassanSMohamud has on Monday received ambassadors and diplomats representing Somalia in the world. The President urged them to work diligently for the good of the nation and the people. During the meeting the ambassadors briefed the President on their work.#Somalia pic.twitter.com/8ywLSjPQzt
— SNTV News (@sntvnews1) June 13, 2022
Comments
Post a Comment