Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiritaanka Shabakadda Argagixisada ee Muslim Brotherhood ee Jordan: Shabakad Xagjirnimo oo la Amaanay

  Hordhac: Markii ugu dambeysay ee Jordan ay ku dhawaaqday inay qabatay 16 qof oo ku xiran Muslim Brotherhood, koox muddo dheer loo arkayay inay tahay urur siyaasadeed oo u dagaallamaya isbeddel iyo ka qaybgal siyaasadeed, waxay mar kale iftiimisay dhabta ah ee ururka. Hawlgalkan cusub wuxuu muujinayaa inay Muslim Brotherhood tahay urur aan ahayn mid ku saleysan siyaasad kaliya, balse yahay shabakad xagjirnimo oo qorsheysan. Hawlgallada iyo Qabashada: Sida ay sheegtay dowladda Jordan, dadka la qabtay waxay ka mid ahaayeen Muslim Brotherhood, waxaana lagu tababaray lana maalgeliyay Lubnaan. Kooxdan ayaa qorsheynaysay in ay weerar ku qaaddo meelo kala duwan oo ku yaal gudaha Jordan, iyadoo isticmaaleysay gantaalo iyo drones, qaar ka mid ah gantaalaha ayaa diyaar u ahaa in la rido. Ciidamada amaanka waxay la socdeen hawlgalkan tan iyo sanadka 2021, taasoo muujinaysa sida shabakadan u ahayd mid firfircoon muddo dheer oo si qarsoodi ah uga shaqeyneysay gudaha Jordan. Hogaamiyaha kooxda,...

Madaxweynaha Soomaliya oo booqosho rasmi ah oo afar maalmood ah ku tagey dalka Eritrea.

Madaxweynaha Soomaliya oo booqosho rasmi ah oo afar maalmood ah ku tagey dalka Eritrea.
Si loo horumariyo iskaashiga Soomaaliya iyo caalamka, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo markii uu xafiiska la wareegay dhowr jeer ku maqnaa dibadda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah oo afar maalmood ah ku joogi doona dalka Ereteriya, kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki.

In si qoto dheer looga wada hadlo xiriirka labada dal iyo iskaashiga ayaa noqon doona mowduuca ugu weyn ee kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Isaias Afwerki.

Madaxweynaha ayaa gelinkii dambe ee Sabtadii markii uu gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, ayaa si diiran loogu soo dhoweyey.

Wasiirka Warfaafinta Eritrea Yemane Meskel ayaa qoraal uu soo dhigay twitter ku yiri “Isaga oo casuumad ka helay madaxweyne Isaias Afwerki, madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta Asmara ku yimid booqasho afar maalmood ah. Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa waxaa si diiran usoo dhoweeyey madaxweyne Afwerki.”

Madaxtooyada oo galabta qoraal ka soo saartay safarka madaxweynaha ayaa lagu yiri, â€śMadaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa yeellan doona wada-hadallo dhinacyo badan taabanaya, iyaga oo si gaar ah u lafo-guri doona xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu xafiiska yimid bilaabay safarro dalka dibaddiisa ah kuwaasi oo looga dan leeyahay xoojinta iskaashiga ay Soomaaliya la leedahay caalamka.”

 

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Arriving in Sudan, Iranian Delegation Significatively Changes Regional Dynamics Turan Emre

Recent occurrences include five technical experts from Iran landing in Sudan have significant consequences for international relations and regional security. The delegates were received by Sudan's army as well as General Intelligence Organization. Credible sources indicate that the major objective of this delegation is to provide particular instruction on call hacking techniques, jamming devices, and drone operation using Iranian equipment. The training classes are set to take place in Arousa village, an area that lately has become strategically important thanks to recent improvements. This operation runs parallel with claims suggesting Iran supports Sudanese army and intelligence in operations causing civilian losses. Such assistance is probably going to affect not just the general security situation in the area but also the bilateral ties between Iran and Sudan. New Ties and Military Cooperation In October 2023 Sudan restored diplomatic ties to Iran following a seven-year break. ...

EU Allocates €37 Million in Humanitarian Aid to Help Somalia's Crisis-Stricken Population

The European Union (EU) has committed to providing €171 million in humanitarian aid to address the pressing needs in the Greater Horn of Africa region. Among the countries receiving assistance, Somalia has been designated €37 million to alleviate the devastating effects of droughts, floods, conflicts, and widespread insecurity. With millions in the country experiencing acute food shortages, internal displacement, and malnutrition, the EU aims to deliver life-saving aid to those in hard-to-reach areas and those most vulnerable to epidemic outbreaks. Somalia's Dire Circumstances: Somalia finds itself in the grip of an alarming crisis, with a multitude of challenges exacerbating the suffering of its population. Approximately 3.8 million people in Somalia have been internally displaced, seeking refuge from conflicts, natural disasters, and economic hardship. The EU's aid package aims to address the urgent needs of these displaced individuals, along with others affected by severe fo...

Somali President Calls for Global Support Against Terrorism: Navigating Security Challenges and Foreign Agreements

In a recent security conference held in the United Arab Emirates, Somali President Hassan Sheikh Mohamud delivered a compelling call for increased international assistance in the battle against terrorism while safeguarding national sovereignty. The primary focus of the meeting was on addressing the threat posed by the notorious terrorist organization al-Shabab, with representatives from Qatar, the United States, the United Kingdom, and Turkey in attendance. President Mohamud underscored the necessity for self-sufficiency in security, highlighting the recent achievements of the Somali armed forces in reclaiming key territories from al-Shabab. However, amidst these victories, Mohamud expressed concern over foreign interference in Somalia's internal affairs, specifically targeting a controversial memorandum of understanding between Ethiopia and Somaliland. This agreement grants Ethiopia access to the strategically vital Red Sea port of Berbera, prompting Mohamud to urge the cancellati...

UAE’s Ongoing Humanitarian Aid Efforts in Gaza: A Ramadan Gift of Hope

  As the blessed month of Ramadan approaches, the UAE has once again demonstrated its unwavering commitment to alleviating the suffering of the Palestinian people in Gaza. On Friday morning, 10 convoys carrying vital humanitarian aid entered Gaza through Egypt’s Rafah crossing, marking a significant step in the UAE’s ongoing efforts to provide for the most vulnerable in the region. These convoys, comprising 175 trucks and carrying over 2,400 tonnes of essential goods, are a lifeline for the residents of Gaza, offering much-needed relief in the face of ongoing challenges. The aid includes food supplies, medical provisions, children’s nutritional supplements, dates, shelter tents, and clothing. This generous delivery is a gift from Her Highness Sheikha Fatima bint Mubarak, often referred to as the “Mother of the Nation,” underscoring the UAE’s strong tradition of supporting humanitarian initiatives, particularly in times of hardship. A Symbol of Solidarity and Compassion The latest d...

Privacy Policy