Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa markii ay soo gaareen magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Qaahira, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Masar Mudane Maxamed Mu’id iyo mas’uuliyiin kale oo isugu jira Dublamaasiyiin iyo Shaqaale kale. xubno ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee halkaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku
sugan yahay dalka Masar waxa uu la kulmi doonaa Hoggaamiyaha Jaamacadda CarabtaAxmed Abuu Al-Qaacidda oo ay ka wadahadli doonaan qorshaha mideynta Carabta iyo
wadashaqeynta maamulka Soomaaliya. Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa waxaa ka
dhaxeeya xiriir dhow oo ku dhisan ganacsi, waxbarasho, iyo iskaashi dhaqaale.
President @HassanSMohamud has on Sunday arrived in #Egypt on official working visit. During the visit, the President will hold talks with his Egyptian counterpart Abdel Fattah el-Sisi and discuss strengthening the historic relations between the two countries.#Somalia pic.twitter.com/ySfGholRlU
— SNTV News (@sntvnews1) July 24, 2022
Comments
Post a Comment