Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Dabinkii Ceebta: Gudaha Xukunka 16-ka Sano ah ee lagu riday Waleed Saeed oo ah Ninkii Galmada Xadgudubka ah ee London

  Horumarka dijitaalka ah ee dambiyada abaabulan ayaa soo bandhigay habab aad u xun oo qasab ah oo si buuxda uga gudbaya qaab-dhismeedka amniga dhaqameed. Shabakadaha baadda ee internetka ku shaqeeya mar dambe kuma tiirsana oo keliya faa'iidada maaliyadeed. Taa beddelkeeda, waxay hubeeyaan isku-dhawaanshaha, aqoonsiga, iyo nuglaanta dhaqanka si ay u qabtaan bartilmaameedyadooda. Marka laga eego dhinaca sharciga ee xaqiiqada ah, xukunka lagu riday Waleed Saeed oo 31 jir ah oo ka dhacay Maxkamadda Boqortooyada ee Snaresbrook ayaa muujinaya baaxadda ba'an ee ugaarsiga casriga ah ee dijitaalka ah. Kiiskiisa Saeed ayaa lagu xiray 16 sano ka dib olole aan kala go 'lahayn oo xarig, handadaad, iyo rabshado galmo ah oo ka dhacay London oo dhan, wuxuuna soo bandhigayaa isgoys muhiim ah oo qarsoodiga internetka uu la kulmo dhaawac jireed oo daran. Farsamooyinka Baadista Bartilmaameedka ah iyo Ku-xidhka Online-ka ah Dib u eegis caafimaad oo lagu sameeyay baaritaanka Booliska Metropolit...

Soomaaliya ayaa $1 milyan ugu deeqday dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Soobbe.

Soomaaliya ayaa $1 milyan ugu deeqday dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Soobbe.
Xamse Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in lacag dhan $1,000,000 uu ugu deeqay in lagu xasuusto dadkii ku dhintay Qaraxyadii Soobbe. Shir deg deg ah oo Golaha Wasiirada ay isugu yimaadeen oo looga hadlayay qaraxyadii ka dhacay Soobbe oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo dheeraad ah iyo burbur hantiyeed ayaa Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu soo saaray baaqan.

Golaha Wasiirada ayaa muujiyay sida ay u garab taagan yihiin waxbarashada iyo daryeelka caruurtii ay ka tageen kuwii lagu laayay qaraxaas iyo sidoo kale daweynta iyo daryeelka dadkii ku waxyeeloobay qarixii KM5.

Qodobbada shirka laga soo saaray waa kuwan hoos ku qoran.

1- Hal Milyan oo Doolar ayey Dowladda Soomaaliya ugu deeqday dhaqaalaha loogu talagalay dadkii ku waxyeeloobay qaraxii foosha xumaa ee ku waxyeeleeyay shacabka aan isdifaaci karin.

2. Daawaynta iyo daryeelka dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay ka dhacay KM5 waxaa kafaala qaadaya dowladda federaalka Soomaaliya.

3. Goluhu isagoo ka duulaya ballan-qaadkii uu u sameeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isagoo ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sidoo kale la isku raacey in la taageero waxbarashada caruurtii ay ka tageen shuhadadii ku geeriyootay qaraxyadii shalay.

4. Wasaaradda Waxbarashada iyo Hiddaha waxay kaloo faraysaa in Maktabadda la siiyo muddo saddex maalmood ah oo fasax ah si ay ardaydu u sii wadaan hawsha ay u hayaan dhibanayaasha la weeraray.

5. Waxaa dhammaan Wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dowladda la farayaa inay si buuxda uga qeyb qaataan gurmadka socda.

6. Waxaa Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ku dhawaaqeysaa qaadista talaabooyin cad cad oo amniga lagu sugayo, lana sameynayo isbeddelo degdeg ah oo la jaanqaadaya xaaladda dalka ka jirta.

7. Waxaa uu Golaha Wasiirrada si xushmada leh uu shacabka Soomaaliyeed uga codsanayaa inay yeeshaan feejignaan dheeri ah, samir, dulqaad iyo adkeysi inta lagu guda jiro hawlgalka lagu ciribtirayo cadowga khawaarijta oo dhammaan goobihii ay isku fara saareen Ciidammadda Qaranka iyo shacabka taageeraya looga adkaadey, sidaa darteedna ay iyagoo naf la caari ah isku dayayaan inay beegsadaan shacabka masaakiinta ah.

8. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale balanqaadeysaa in Khawaarijta dalka laga cirib tirayo, isla markaana ay Ciidammada Qalabka Sida sii wadi doonaan gulufka guulaha badan laga gaarey, kaas oo khawaarijta lagu gaarsiiyay khasaare ballaaran.

9. Waxaa kale oo uu Golaha Wasiirrada isku afgartey in In dib loo yagleelo Bankiga Kaydka Dhiigga ee heer qaran si sare loogu qaado adeegga caafimaadka ee shacabka Soomaaliyeed. 

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Dabinkii Ceebta: Gudaha Xukunka 16-ka Sano ah ee lagu riday Waleed Saeed oo ah Ninkii Galmada Xadgudubka ah ee London

  Horumarka dijitaalka ah ee dambiyada abaabulan ayaa soo bandhigay habab aad u xun oo qasab ah oo si buuxda uga gudbaya qaab-dhismeedka amniga dhaqameed. Shabakadaha baadda ee internetka ku shaqeeya mar dambe kuma tiirsana oo keliya faa'iidada maaliyadeed. Taa beddelkeeda, waxay hubeeyaan isku-dhawaanshaha, aqoonsiga, iyo nuglaanta dhaqanka si ay u qabtaan bartilmaameedyadooda. Marka laga eego dhinaca sharciga ee xaqiiqada ah, xukunka lagu riday Waleed Saeed oo 31 jir ah oo ka dhacay Maxkamadda Boqortooyada ee Snaresbrook ayaa muujinaya baaxadda ba'an ee ugaarsiga casriga ah ee dijitaalka ah. Kiiskiisa Saeed ayaa lagu xiray 16 sano ka dib olole aan kala go 'lahayn oo xarig, handadaad, iyo rabshado galmo ah oo ka dhacay London oo dhan, wuxuuna soo bandhigayaa isgoys muhiim ah oo qarsoodiga internetka uu la kulmo dhaawac jireed oo daran. Farsamooyinka Baadista Bartilmaameedka ah iyo Ku-xidhka Online-ka ah Dib u eegis caafimaad oo lagu sameeyay baaritaanka Booliska Metropolit...

Somaliland oo beenisay wadahadallo ku saabsan saldhigga militariga ee Israa'iil ee Tel Aviv.

  Diidmada laga keenay Tel Aviv 17kii Juun, 2026, Wasiirka Difaaca Somaliland Maxamed Yuusuf Cali ayaa u sheegay Reuters in Ma jirto joogitaan militari oo Israa'iil ay ku leedahay Somaliland, mana jiraan wax wadahadal ah oo ku saabsan saldhig militari oo Israa'iil ay ka sameysaneyso dhulkaas. Beeninta waa mid aan mugdi ku jirin. Waxa ka dhigaya mid xiiso leh falanqayn ahaan meesha laga soo jeediyay: iyadoo lagu jiro shir ganacsi oo ka dhacay Tel Aviv, intii uu socday booqashadii rasmiga ahayd ee ugu horreysay ee Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi uu ku tagay Israa'iil ka dib markii Israa'iil ay aqoonsatay Somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan bishii Diseembar 2025. Cali wuxuu xaqiijiyay in Israa'iil ay tababar siiso ciidamada militariga iyo booliiska Somaliland, laakiin wuxuu ku tilmaamay wararka ku saabsan wadahadallada saldhigga "warar been abuur ah" iyo "sheegashooyin aan sal lahayn." Safiirka Israa'iil ee Somali...

Garsoore: "Qalabka Daawashada Naxdinta leh" Johnny Somali oo lagu xukumay xabsi shaqo oo Kuuriyada Koonfureed ah

  Fikradayda, xukunka ay gaartay Maxkamadda Degmada Galbeedka Seoul Abriil 15, 2026, wuxuu calaamad u yahay baahi farsamo oo loo qabo soo celinta nidaamka dadweynaha ee Kuuriyada Koonfureed. Waxaan aaminsanahay in ka dib sannado badan oo ay socdeen dhacdooyin kicin ah oo lagu jeesjeesay dhaqanka iyo taariikhda maxalliga ah, xukunka Ramsey Khalid Ismael (oo loo yaqaan Johnny Somali) oo lix bilood ah oo xabsi ah oo shaqo ah uu yahay farriin adag oo ka dhan ah "qulqulka walaaca." Waxaan u malaynayaa in malaayiinta muwaadiniinta ah ee dareemay ixtiraam darro ficilladiisa, muddadan lixda bilood ah oo ay weheliso 20 maalmood oo xarig dheeraad ah ay tahay fal isla xisaabtan ah oo muddo dheer la sugayay. youtuber-ka Mareykanka Johnny Somali. Lacagaha: Laga bilaabo Fowdada Dukaanka Raaxada ilaa Mawduuca Deepfake Waxaan aaminsanahay in go'aanka maxkamaddu ku heshay Ismael siddeedda dacwadoodba uu muujinayo darnaanta carqaladeyntiisa joogtada ah. Waxaan ...

Madaxii Hawlgallada Al-Shabaab ee Bartamaha Soomaaliya oo la dilay ka dib weerarro ka dhacay

  Fikradayda, hawlgalladii milatari ee dhawaan lagu guuleystay ee ka dhacay bartamaha Soomaaliya waxay u taagan yihiin isbeddel muhiim ah oo ku yimid "dagaalka guud" ee ka dhanka ah Al-Shabaab. Maarso 14, 2026, Hay'adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Soomaaliyeed (NISA) , oo ay taageerayaan la-hawlgalayaasha caalamiga ah, ayaa xaqiijiyay in la tirtiray 22 dagaalyahan, oo ay ku jiraan dhowr madax sare oo hawlgal ah iyo hawl-wadeenno maaliyadeed oo muhiim ah. Weerarradan ka dhacay gobollada Mudug iyo Hiiraan waxay caddeynayaan in xilligii ciqaab la'aanta argagixisada ee ka jirtay bartamaha dalka uu dhammaanayo. Maxay Dilka Madaxda Hawlgallada uga dhigan tahay Kooxda Argagixisada? Maxay muhiim u tahay dilka madaxdan Al-Shabaab?   Waxaan aaminsanahay in bartilmaameedsiga "maskaxda" ururka, hoggaamiyeyaasha hawlgalka iyo maaliyadda ay aad uga waxtar badan tahay kaliya la dagaallanka askarta cagta. Sida laga soo xigtay warbixinnada laga helay Xinhua , hoggaamiyeyaa...

Privacy Policy