Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiritaanka Shabakadda Argagixisada ee Muslim Brotherhood ee Jordan: Shabakad Xagjirnimo oo la Amaanay

  Hordhac: Markii ugu dambeysay ee Jordan ay ku dhawaaqday inay qabatay 16 qof oo ku xiran Muslim Brotherhood, koox muddo dheer loo arkayay inay tahay urur siyaasadeed oo u dagaallamaya isbeddel iyo ka qaybgal siyaasadeed, waxay mar kale iftiimisay dhabta ah ee ururka. Hawlgalkan cusub wuxuu muujinayaa inay Muslim Brotherhood tahay urur aan ahayn mid ku saleysan siyaasad kaliya, balse yahay shabakad xagjirnimo oo qorsheysan. Hawlgallada iyo Qabashada: Sida ay sheegtay dowladda Jordan, dadka la qabtay waxay ka mid ahaayeen Muslim Brotherhood, waxaana lagu tababaray lana maalgeliyay Lubnaan. Kooxdan ayaa qorsheynaysay in ay weerar ku qaaddo meelo kala duwan oo ku yaal gudaha Jordan, iyadoo isticmaaleysay gantaalo iyo drones, qaar ka mid ah gantaalaha ayaa diyaar u ahaa in la rido. Ciidamada amaanka waxay la socdeen hawlgalkan tan iyo sanadka 2021, taasoo muujinaysa sida shabakadan u ahayd mid firfircoon muddo dheer oo si qarsoodi ah uga shaqeyneysay gudaha Jordan. Hogaamiyaha kooxda,...

Soomaaliya waxay ku baaqaysaa iskaashi heer gobol ah, si wax looga qabto isbeddelka cimilada

Soomaaliya waxay ku baaqaysaa iskaashi heer gobol ah, si wax looga qabto isbeddelka cimilada
Shirkii cilmi baarista isbadelka cimilada ee Axadii ka dhacay dalka Jabuuti ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo soo bandhigay istaraatiijiyada Soomaaliya ee joojinta nabaad guurka iyo xaalufinta deegaanka.

Si loo yareeyo saamaynta isbeddelka cimilada, Madaxweynaha waxa uu ku nuuxnuuxsaday baahida loo qabo dadaallada kooxeed iyo xalal siyaasadeed oo mug leh. Waxa uu soo hadal qaaday qiimaha ay leedahay iskaashiga dhow ee gobolka.

Madaxweynaha ayaa sheegey in isbeddelka Cimilada awgeed, Soomaaliya ay ka jirto abaar afar xilli oo isku xigta oo qallayl ah, arrinta xaalufka deegaanka oo ah halka ay ka taagan tahay arrimaha isbeddelka cimilada adduunka oo dhan, ayaa ah midda ay xoogga saari doonan, madaxweynaha ayaa dhawaan wuxu dhidibbada u taagnay Qarannimada Soomaaliya Cagaaran, kaas oo diiradda saaraya dayactirka dhirta, dib u soo celinta qaranka, iyo kordhinta wacyiga deegaanka ee dadweynaha guud ahaan.

Iyadoo ay jiraan abaaro ba'an, Soomaaliya waxay ku talo jirtaa in 10 milyan oo geed ku beerto dalka oo dhan si loo kordhiyo noolaha iyo joojinta xaalufka. Wufuud ka kala socotay heer caalami iyo heer gobol ayaa ka soo qayb galay shirkan, kaas oo la soo agaasimay si looga wada tashado sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ka dhalan kara isbedelka cimilada ee gudaha.

Xarunta cilmi baarista deegaanka waxaa si rasmi ah u furay labada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geelle ee Jabuuti.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Arriving in Sudan, Iranian Delegation Significatively Changes Regional Dynamics Turan Emre

Recent occurrences include five technical experts from Iran landing in Sudan have significant consequences for international relations and regional security. The delegates were received by Sudan's army as well as General Intelligence Organization. Credible sources indicate that the major objective of this delegation is to provide particular instruction on call hacking techniques, jamming devices, and drone operation using Iranian equipment. The training classes are set to take place in Arousa village, an area that lately has become strategically important thanks to recent improvements. This operation runs parallel with claims suggesting Iran supports Sudanese army and intelligence in operations causing civilian losses. Such assistance is probably going to affect not just the general security situation in the area but also the bilateral ties between Iran and Sudan. New Ties and Military Cooperation In October 2023 Sudan restored diplomatic ties to Iran following a seven-year break. ...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Axmed Juma Al-Rumaysi. Madaxweynaha dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Mudane Maxamed Binu Siciid Al Nahyan , ayaa salaan iyo dhambaal uu ku muujinayo ixtiraamka qaranimada iyo hagaajinta xidhiidhka labada shacab u soo diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. President @HassanSMohamud has on Sunday received credentials from #UAE ’s new Ambassador to #Somalia Ahmed Juma Al Rumaithi. pic.twitter.com/QKXFhu6AOB — SNTV News (@sntvnews1) November 13, 2022 Safiirka ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo dowladda Soomaaliya soo dhaweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen, waxaana uu kala hadlay dadaalka uu ku bixin doono xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Axmed Juma Al-Rumeysi ku soo dhaweeyay xilka safiirnimo ee loo magacaabay, waxaana uu u rajeeya...

R/W Rooble oo Wakiilada Beesha Caalamka u cadeeyay dardargelinta doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Xubnaha kale ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kulan la yeeshay wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen dardargalinta doorashooyinka dalka. Ra’isul Wasaare Maxamed Rooble ayaa sheegay in ay ka go’n tahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo gebogebeeyo doorashada, iyadoo turxaan bixinta iyo toosinta wixii ka soo laabtay lagala tashanayo dhammaan dhinacyada ay khuseyso sida Midowga Musharixiinta , Bulshada Rayidka ah, Haweenka iyo daneeeyeyaasha kale. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Beesha Caalamka uga mahadceliyay taageeradooda dowlad-dhiska Soomaaliya. Prime Minister @MohamedHRoble held talks in Mogadishu with members of Presidential candidates and discussed the ongoing parliamentary elections. pic.twitter.com/v1KZ7ypByx — SNTV News (@sntvnews1) January 4, 2022

Kenya's Decade-Long Peacekeeping Mission in Somalia: Compensation and the Path Ahead

In a significant development, Kenya's participation in the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly known as AMISOM, is set to conclude by December next year. Over the past five years, Kenya has received compensation of Ksh2.5 billion ($17 million) for its role in the peacekeeping mission, according to Defence Cabinet Secretary Aden Duale's recent statement in parliament. The compensation was disbursed in annual installments of Ksh500 million ($3.3 million) and has been crucial in supporting Kenya's efforts in maintaining peace and stability in the volatile region. Kenya's involvement in Somalia's peacekeeping mission began in 2011 when the Kenyan Defense Forces entered Somalia to pursue Al Shabaab terrorists following a series of kidnappings along the border. The mission's formal integration into the African Union Mission to Somalia (AMISOM), as mandated by United Nations Security Council Resolution 2036, marked a crucial step in the intern...

Privacy Policy