Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Hawlgallada Qarsoon ee Iiraan oo Ballaariyay: Xaqiiqda Cusub ee Amniga ee Yurub

  Xadka Difaaca: Sida Dalalka Yurub ay ula Dagaallamaan Iiraan iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed Booliska Faransiiska ayaa roondo ka sameynaya bannaanka safaaradda Iiraan ee Paris, iyagoo muujinaya tallaabooyinka amniga ee ku hareeraysan xarumaha diblomaasiyadeed ee Iiraan ee Yurub. Bilihii ugu dambeeyay, muuqaalka diblomaasiyadda caalamiga ah ayaa la kulmay isbeddel dhulgariir ah iyadoo hay'adaha sirdoonka Yurub ay sii xoojinayaan baaritaankooda ku aaddan Hawlgallada diblomaasiyadeed ee Iiraan Diiradda aan hore loo arag waxay timid iyadoo la dareemayo in caasimadaha qaaradda oo dhan ay sii kordhayaan in mudnaanta Heshiiska Vienna ay tijaabinayaan dhaqdhaqaaqyo qarsoodi ah oo sii kordhaya. Dadka siyaasadda dejiya, waagii dhacdooyinkan loola dhaqmayay sidii kuwo go'doon ah. khilaafaadka gobolka si rasmi ah ayaa loo dhammeeyay, waxaana lagu beddelay amar lagu ilaalinayo ciidda madaxbannaan ee Yurub ee ka dhanka ah hawlgallada qarsoon ee shisheeye. Marka la eego waxa dhawaan dhaca...

Magaalada Dhuusa-mareeb, ayaa Madaxweyne Maxamuud waxa uu Odayaasha iyo Xildhibaanada kala hadlay hawlgalada ka dhanka ah Al Shabaab.

Axadii, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug odayaasha dhaqanka, xildhibaanada, iyo qeybaha bulshada deegaanka.

Wadahadalka intii uu socday kulanka ayaa ahaa mid ku qotoma sidii odayaasha dhaqanka ay uga qeyb qaadan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee lagu doonayo in lagu xoreeyo deegaanada Maamulka Galmudug ee wali gacanta ugu jira Al-Shabaab. Madaxweyne Maxamuud ayaa ka codsaday in ay fashiliyaan hadafka ururka, isla markaana ay ka fogaadaan khilaaf ka dhex abuura bulshada deegaanka.

Madaxweynaha ayaa muddo toddobaad ka badan ku sugan Dhuusamareeb si uu u dardargeliyo wejiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaannada Galmudug iyo Hirshabeelle.

Afartii maalmood ee la soo dhaafay, Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa ku dilay ku dhawaad ​​40 dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab dagaallo kala duwan oo ka dhacay gobollada Baay iyo Shabeellaha Hoose.

Wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegtay in la cirib tiray 23 ka mid ah argagixisada oo ay ku jiraan labo taliye. Bar-koontarool, garaash lagu ururiyo walxaha qarxa, iyo xafiis maamul oo ay isticmaalaan horjoogayaasha deegaanka Buula-fuuley ee gobolka Baay, ayaa ujeedka howlgalkan oo dhacay Sabtidii lasoo dhaafay.

Howlgallo ka dhan ah ciidamada oo dhacay Axaddii lasoo dhaafay ayaa dagaal ka dhacay tuulooyinka Baladul-Amiin iyo Baladul-Kariim ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa lagu dilay 18 ka tirsan Al-Shabaab.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Wasiirka Difaaca Oo U Digay Mucaaradka

 Tallaabooyin Adag oo Loo Qaadayo Ilaalinta Xasiloonida Caasimadda Muqdisho Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigeedu dhammaaday, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin adag u diray siyaasiyiinta mucaaradka isagoo uga digay in la qaado tillaabooyin ujeeddadoodu tahay in la carqaladeeyo amniga caasimadda Muqdisho. Ujeedada ugu weyn ee hadalkan ayaa ah in laga hortago abaabul kasta oo maleeshiyo hubeysan oo dhaawici kara xasiloonida magaalada. Wasiirka ayaa si cad u sheegay in xukuumadda federaalku aysan marnaba u dulqaadan doonin isku-day kasta oo hoos u dhigaya amniga guud, isagoo si gaar ah digniin u siiyay mucaaradka in ay iska fogeeyaan abaabulka kooxo hubeysan xilligan ay taagan yihiin xiisadaha siyaasadeed ee dalka. Wasaaradda ayaa caddeysay in haddii mucaaradku isku dayaan abaabul maleeshiyo, in si adag loola tacaali doono. Isagoo muujinaya qiimaha qaaliga ah ee lagu bixiyay nabadgelyada, wasiirku wuxuu xusay in naf iyo hanti badan loo huray sugidda amni...

Soomaaliya iyo Jarmalka Oo Xoojinaya Xiriirkooda

  Kulan Taariikhi ah: Xoojinta Iskaashiga Siyaasadeed iyo Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Jarmalka Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa si xooggan u ballaarinaya xiriirkooda laba geesoodka ah, iyagoo ka wada hadlay hindiseyaal cusub oo diblomaasiyadeed iyo dhaqaale. Kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iskaashiga siyaasadda iyo horumarinta si loo kobciyo is-dhexgalka iyo xasiloonida hay'adaha dowladda. Intii ay socdeen wadahadalladan istiraatiijiga ah, mas'uuliyiintu waxay muujiyeen in si dhab ah looga go'an yahay balaarinta wada-shaqeynta baarlamaanka ee u dhexeysa labada dal. Sidoo kale, madaxda ayaa ka hadlay fursadaha muhiimka ah ee lagu dhisayo iskaashi xooggan oo dhexmara ganacsiyada Soomaaliya iyo kuwa Jarmalka , iyadoo ujeedadu tahay in la kobciyo adkeysiga dhaqaalaha, la dhiirigeliyo maalgashiga maxalliga ah, lana fududee...

Tensions Escalate as Talks Resume Between Somaliland and Federal Government

In a region marked by historical complexities and territorial disputes, the recent resumption of talks between the federal government and the breakaway territory of Somaliland has sparked new tensions. The discussions, hosted by President Ismail Omar Guelleh of Djibouti, aimed to navigate the delicate relationship between these entities. However, these talks faced strong opposition from President Said Abdullahi Deni of Puntland, a semi-autonomous region within Somalia's northern part. Denouncing the absence of Puntland in the discussions, Deni condemned the reopening of talks, highlighting the ongoing border disputes between Puntland and Somaliland as a significant point of contention. Since February, clashes between the Somaliland army and SSC-Khatumo forces have escalated, with both sides accusing each other of instigating fatal combat in Las Anod town. This protracted conflict has contributed to heightened tensions in the region and complicated the efforts toward resolution. Som...

Somalia Joins UN FAO Commission to Combat Desert Locust Infestation

In a significant stride towards combating the persistent threat of desert locusts, Somalia has ascended to a pivotal position as the seventeenth member of the Commission for Controlling the Desert Locust in the Central Region under the United Nations Food and Agriculture Organization (FAO). This milestone membership, marked on Wednesday, solidifies Somalia's commitment to manage and mitigate the devastating impact of locusts on agriculture and food security. According to the FAO's assessments, Somalia has demonstrated remarkable advancements in constructing national institutional and technical capacities for locust management since 2020, with substantial assistance from the FAO and other partners. Shoki AlDobai, the team leader for FAO's Locusts and other Transboundary Plant Pests and Diseases, emphasized Somalia's significance as a critical breeding ground for locusts. AlDobai highlighted that Somalia's inclusion in the Commission would not only benefit the country...

Privacy Policy