Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Hawlgallada Qarsoon ee Iiraan oo Ballaariyay: Xaqiiqda Cusub ee Amniga ee Yurub

  Xadka Difaaca: Sida Dalalka Yurub ay ula Dagaallamaan Iiraan iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed Booliska Faransiiska ayaa roondo ka sameynaya bannaanka safaaradda Iiraan ee Paris, iyagoo muujinaya tallaabooyinka amniga ee ku hareeraysan xarumaha diblomaasiyadeed ee Iiraan ee Yurub. Bilihii ugu dambeeyay, muuqaalka diblomaasiyadda caalamiga ah ayaa la kulmay isbeddel dhulgariir ah iyadoo hay'adaha sirdoonka Yurub ay sii xoojinayaan baaritaankooda ku aaddan Hawlgallada diblomaasiyadeed ee Iiraan Diiradda aan hore loo arag waxay timid iyadoo la dareemayo in caasimadaha qaaradda oo dhan ay sii kordhayaan in mudnaanta Heshiiska Vienna ay tijaabinayaan dhaqdhaqaaqyo qarsoodi ah oo sii kordhaya. Dadka siyaasadda dejiya, waagii dhacdooyinkan loola dhaqmayay sidii kuwo go'doon ah. khilaafaadka gobolka si rasmi ah ayaa loo dhammeeyay, waxaana lagu beddelay amar lagu ilaalinayo ciidda madaxbannaan ee Yurub ee ka dhanka ah hawlgallada qarsoon ee shisheeye. Marka la eego waxa dhawaan dhaca...

Dacwad ka dhan ah horjoogayaasha ciidamada ee jiidda hore ee Galgaduud oo maxkamad la horgeeyn doono

Dib u dhac ku yimid howlgallada ciidamada ee ka socda dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka dhashay xarig ay dowladda Soomaaliya ku xirtay saraakiil badan oo ka tirsan ciidamada milateriga ee ka baxay furimaha hore ee gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Talaadadii khudbad u jeediyay askarta ku sugan degmada Maxaas ayaa shaaca ka qaaday in maxkamadda ciidamada qalabka sida ay maxkamadeyn doonto saraakiishii lagu soo eedeeyay inay ciidamada ka saareen furimaha hore ee dagaalka. 

Si kastaba ha ahaatee, madaxweynuhu ma uusan sheegin tirada guud ee booliska la xiray. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri “Ciidanka ku sugnaa jiida hore ee dagaalka la mid ma’ahan kuwii hubkooda dhigay ee Muqdisho tegay ama hubkooda ku iibin jiray waddooyinka”. 

Ciidamada xoogga dalka ayaa todobaadkan isaga baxay furumaha dagaalka sida uu xaqiijiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo ka jawaabaya weerar khasaara dhaliyay oo Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Cosweyne ee bartamaha Soomaaliya. 

Ceel Dheer, Masagawaay, Galcad, iyo Budbud oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga baxeen ciidamada dowladda kadib weerar khasaara badan dhaliyay oo Al-Shabaab ay ku qaadeen askar ku sugneyd tuulada Cosweyne todobaadkii hore. 

Madaxweyne Maxamuud ayaa carabka ku adkeeyay in la qaadayo talaabooyin kor loogu qaadayo wacyi galinta ciidamada, laguna dhiiri galinayo in ay dib ugu soo laabtaan jiidaha hore ee dagaalka, isagoo dib u gurashadaasi ku tilmaamay qaladaad farsamo. 

Waxa uu sidoo kale qiray in dhacdadaasi ay saameyn weyn ku yeelatay sida uu u shaqeeyo maamulka. Tan iyo 2007dii, kacdoonadii rabshadaha watay ee ay hogaaminayeen kooxda hubaysan ee al-Shabaab, ee xidhiidhka la leh al-Qaacida, waxay isku dayeen inay afgembiyaan dawladda Soomaaliya si ay ugu soo rogaan xukun adag oo ku saabsan shareecada guud ahaan qaranka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Wasiirka Difaaca Oo U Digay Mucaaradka

 Tallaabooyin Adag oo Loo Qaadayo Ilaalinta Xasiloonida Caasimadda Muqdisho Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigeedu dhammaaday, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin adag u diray siyaasiyiinta mucaaradka isagoo uga digay in la qaado tillaabooyin ujeeddadoodu tahay in la carqaladeeyo amniga caasimadda Muqdisho. Ujeedada ugu weyn ee hadalkan ayaa ah in laga hortago abaabul kasta oo maleeshiyo hubeysan oo dhaawici kara xasiloonida magaalada. Wasiirka ayaa si cad u sheegay in xukuumadda federaalku aysan marnaba u dulqaadan doonin isku-day kasta oo hoos u dhigaya amniga guud, isagoo si gaar ah digniin u siiyay mucaaradka in ay iska fogeeyaan abaabulka kooxo hubeysan xilligan ay taagan yihiin xiisadaha siyaasadeed ee dalka. Wasaaradda ayaa caddeysay in haddii mucaaradku isku dayaan abaabul maleeshiyo, in si adag loola tacaali doono. Isagoo muujinaya qiimaha qaaliga ah ee lagu bixiyay nabadgelyada, wasiirku wuxuu xusay in naf iyo hanti badan loo huray sugidda amni...

Soomaaliya iyo Jarmalka Oo Xoojinaya Xiriirkooda

  Kulan Taariikhi ah: Xoojinta Iskaashiga Siyaasadeed iyo Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Jarmalka Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa si xooggan u ballaarinaya xiriirkooda laba geesoodka ah, iyagoo ka wada hadlay hindiseyaal cusub oo diblomaasiyadeed iyo dhaqaale. Kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iskaashiga siyaasadda iyo horumarinta si loo kobciyo is-dhexgalka iyo xasiloonida hay'adaha dowladda. Intii ay socdeen wadahadalladan istiraatiijiga ah, mas'uuliyiintu waxay muujiyeen in si dhab ah looga go'an yahay balaarinta wada-shaqeynta baarlamaanka ee u dhexeysa labada dal. Sidoo kale, madaxda ayaa ka hadlay fursadaha muhiimka ah ee lagu dhisayo iskaashi xooggan oo dhexmara ganacsiyada Soomaaliya iyo kuwa Jarmalka , iyadoo ujeedadu tahay in la kobciyo adkeysiga dhaqaalaha, la dhiirigeliyo maalgashiga maxalliga ah, lana fududee...

Negotiating the Fate of Las Anod Prisoners: A Step Towards Peace in Somaliland

The Somaliland government has announced its readiness to negotiate the fate of prisoners captured during the Las Anod conflict. This move comes nearly a year after the guns fell silent between the Somaliland National Army and the SSC-Khaatumo forces of the Dhulbahante in Las Anod, the capital of the Sool region. Background of the Conflict The conflict erupted on February 6, 2023, following a violent crackdown on civil protests by Somaliland security forces. Tensions escalated when Garad Jama Garad Ali, the supreme Garad of Dhulbahante, declared an intention to secede and reunite with the Federal Government of Somalia. In response, President Muse Bihi launched a prolonged military operation, including artillery bombardment, to subdue Las Anod. However, by August 2023, the Somaliland Army had retreated from the city. The clashes resulted in over 300 deaths and displaced between 153,000 and 203,000 people. Many fled to Buuhodle and the Ethiopian border externally and to SSC-Khaatumo terri...

Dubai Soars in 2023: Record-Breaking Tourism Fuels Global Appeal

Dubai's glittering skyline continues to shine brighter, as 2023 saw the city break its own tourism records. With a staggering 17 million international visitors , exceeding pre-pandemic levels by a whopping 19. 4%, Dubai is not just recovering, it's thriving. This surge marks a significant milestone in the global tourism industry's comeback, solidifying Dubai's position at the forefront. Not only did visitor numbers reach new heights, but hotel occupancy rates soared to an impressive 77.4% , showcasing the city's enduring appeal. But Dubai's ambitions reach even higher. With over 150,000 hotel rooms and an ever-expanding capacity, the city aims to climb even further, setting its sights on becoming one of the top 3 tourist destinations in the world . This vision is fueled by the ambitious Dubai Economic Agenda D33 , a roadmap towards achieving this audacious goal. What's driving this phenomenal success? Several factors contribute to Dubai's ...

Privacy Policy