Soomaaliya ayaa waxaa ka jirta abaartii ugu darneyd muddo 40 sano ah. Dadka ayaa wax walba ku waayey abaarta, caruurtu waxay u dhintaan nafaqo darro. Xoolaha la dhaqdo ayaa sidokale u dhamaadey biyo iyo baad la’aan.
Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, Agaasimaha Guud
ee Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa twitarkiisa kuyiri ‘’Xaalada xun ee Soomaaliya waa mid murugo
leh. Wada-hawlgalayaasha waxay u baahan yihiin gargaar degdeg ah oo ka yimaada
beesha caalamka si ay gargaar bini'aadminimo u fidiyaan dadka qarka u saaran
macluusha.’’
The dire situation in #Somalia is beyond heartbreaking. @WHO and @UN partners need urgent support from the international community to provide humanitarian aid to the people who are at the brink of dying from starvation. https://t.co/yuG4QvlCiF
— Tedros Adhanom Ghebreyesus (@DrTedros) March 29, 2022
Comments
Post a Comment