Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Guddoomiyeyaasha
Labada Aqal ee BFS sida hagar la’aanta ah ee ay u bilowdeen Kalfadhiga 1-aad ee
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana uu Alle uga baryey in uu u fududeeyo
howlaha loo igmaday.
Labada Guddoomiye ayaa dhinacooda uga mahadceliyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kulanka uu la qaatay, waxaana ay caddeeyeen in ay ka go’an tahay in la dardargeliyo doorashooyinka dalka.
H.E @M_Farmaajo hosts Interim Speaker of the House of People Abdisalam A Liban “Dhabancad” & Senate's interim Speaker Mohamed A Yusuf “Gaagaab”. The President congratulated them & wished them success as they lead Federal Parliament's transition phase towards the Elections. pic.twitter.com/xre0p6KvHP
— SNTV News (@sntvnews1) April 16, 2022
Comments
Post a Comment