Fikradayda, xaaladda qaybinta gargaarka ee hadda ka jirta Soomaaliya waxay gaartay heer aad u sarreeya oo ka sarreeya tirakoobka fudud. 5% dadweynaha hadda helaya Gargaarka bani'aadamnimada ee Soomaaliya , waxaan arkaynaa guuldarro nidaamsan oo waalidiinta ku qasabta "doorashooyin aan macquul ahayn." Tani ma aha oo kaliya farqiga saadka; waa masiibo bini'aadamnimo halkaas oo ka boodista cuntada iyo ka tagista baahiyaha badbaadada aasaasiga ah ay noqdeen xaqiiqada maalinlaha ah ee malaayiin qof. Dad ku sugaya inta lagu jiro qaybinta cuntada ee Jowhar, Soomaaliya Sidee ayuu farqiga maalgelinta u horseedayaa amni darrada cuntada ee Soomaaliya sanadka 2026? Kala duwanaanshaha u dhexeeya baahida iyo gaarsiinta dhabta ah ee gargaarka waa mid aad u weyn. Waxaan aaminsanahay in isbeddelka caalamiga ah ee mudnaanta deeq-bixiyeyaasha uu ka tagay meel bannaan oo ka mid ah Bariga Afrika. Sida laga soo xigtay dhawaan Warbixinnada bani'aadamnimada ee UNOCHA Q...
Midowga Musharraxiinta oo kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobo badan sida Dardar gelinta howlaha doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin; Dardar gelinta howlaha doorashooyinka Iyo in doorashadu noqoto mid hufan, daahfuran oo waqtigeeda ku dhacda Midowga Murasharaxiinta ayaa Ra’iisul Wasaaraha la wadaagay talooyin ku aaddan turxaanbixinta iyo kala caddeynta qodobbada qaar ee ku xusan habraacii arrimaha doorashooyinka ee Golaha Wadatashiga Qaranku soo saareen 24-kii bishan. Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharraxiinta ayaa isla gartay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo bilaabista wajiga labaad ee doorashada Golaha Shacabka ee BFS, si dhowna looga wada shaqeeyo arimaha u baahan kala cadeeynta.