Xadka Difaaca: Sida Dalalka Yurub ay ula Dagaallamaan Iiraan iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed Booliska Faransiiska ayaa roondo ka sameynaya bannaanka safaaradda Iiraan ee Paris, iyagoo muujinaya tallaabooyinka amniga ee ku hareeraysan xarumaha diblomaasiyadeed ee Iiraan ee Yurub. Bilihii ugu dambeeyay, muuqaalka diblomaasiyadda caalamiga ah ayaa la kulmay isbeddel dhulgariir ah iyadoo hay'adaha sirdoonka Yurub ay sii xoojinayaan baaritaankooda ku aaddan Hawlgallada diblomaasiyadeed ee Iiraan Diiradda aan hore loo arag waxay timid iyadoo la dareemayo in caasimadaha qaaradda oo dhan ay sii kordhayaan in mudnaanta Heshiiska Vienna ay tijaabinayaan dhaqdhaqaaqyo qarsoodi ah oo sii kordhaya. Dadka siyaasadda dejiya, waagii dhacdooyinkan loola dhaqmayay sidii kuwo go'doon ah. khilaafaadka gobolka si rasmi ah ayaa loo dhammeeyay, waxaana lagu beddelay amar lagu ilaalinayo ciidda madaxbannaan ee Yurub ee ka dhanka ah hawlgallada qarsoon ee shisheeye. Marka la eego waxa dhawaan dhaca...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan soo dhaweeyay ah la qaatey xubnaha Golaha Wasiirada lasoo magacaabey.
Xubnaha la magacaabay ee ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, iyagoo sidoo kale sheegay in ay ku faraxsan yihiin magacaabistooda. Madaxweynaha ayaa Ra’iisul Wasaare Xamse ku bogaadiyay wada tashigii wanaagsanaa ee uu sameeyay iyo dadaalka uu ugu jiro sidii loo heli lahaa dowlad tayo leh oo ka dhabeyn karta hiigsiga Soomaalida iyo caalamka intiisa kale iyo sidoo kale himilooyinka shacabka Soomaaliyeed. Golaha Wasiirada ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kula dar daarmay inay xoogga saaraan hagaajinta xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya iyo sidoo kale sugidda amniga, wax ka qabashada abaaraha, dib u heshiisiinta, dhameystirka dib u eegista dastuurka, tayeynta dowladnimada iyo kaabayaasha dhaqaalaha ee shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryay in uu waafajiyo wixii maslaxad u ah shacabka Soomaaliyeed iy...